Darawal Bajaajle ahaa oo lagu dilay Muqddisho iyo faahfaahino ka soo baxaya

Askari ka tirsan ciidanka dowladda ayaa toogasho ku dilay saacado ka hor nin darawal ka ahaa Mooto bajaaj uu soo raacay. Falkan ayaa ka dhacay degmada Wadajir ee gobolka Banaadir, waxayna dad goob-joogayaal ah sheegeen in askariga oo soo kireystay Mootada uu muran dhexmaray darawalka Mootada, iyagoo isku maandhaafay lacagta kirada ah. Askariga ayaa ka … Continue reading Darawal Bajaajle ahaa oo lagu dilay Muqddisho iyo faahfaahino ka soo baxaya